Somali more people webka ajakiz ayay ku jiraan

No Comments
Ajakiz waa albumka somalida laga heli karo waxaad ka heli kartaa kumanaan sawir oo hidaha iyo dhaqanka somalida, kuwa dalka iyo kuwa dibada, webkan wuxuu ka mid yahay webyada dadka soomaalida aadka ay u soo galaan, siiba dadka ku nool wadamada yurub gaar ahaan norway sweden uk iyo meelo kale badan dunida, sidoo kale webka ajakiz.com wuxuu ka hadlaa arimaha bulshada soomaalida gaar ahaan xaaladaha guurka iyo aqoonta raaxada.


naciimo salaad aadan xasan




back to top