Qof suuban noloshaada maxay ka badali kartaa

No Comments
Qof suuban noloshaada maxay ka badali kartaa
Naagta wanaagsan waa kayd aan la heli karin marka ninka uu gacanta ku dhigo naag aan la heli karin oo suuban oo saalixad ah wuxuu helay wixii aduunka ugu qiimaha badnaa nolosha, haddii aad hesho naag saalixad ah ogow inaad heshay dahab wax kaaga qiima badan oo sabab u noqon kara aakhiro inaad gaarto meel fiican, waayo naagta wanaagsan waxay kaa dhigtaa qof degan oo qabooban, waxaa yaraanaya qaladaadka aad galayso way adkaanaysaa inaad xumaan raadsato adoo qaba haweeney raaliya ah.

back to top