Breastfeeding Naaska sidee loo lisaa maqal gabadhan

No Comments
Gabar Soomaali si fiican u sharxayso sida naasaha loo liso
Gabar Soomaali kuu shrxayso hooyada si ay ilmaha u nuujinayso iyo sida ay isaga lisayso caanaha naasaha marka ay bataan waxaan kuu rajaynayaa inaad si fiican u daawato kana faa'idaysato.
dad badan ayaa u baahan inay bartaan sida ay ilmahooda u nuujiyaan siiba naagaha aan wax baranin.



back to top