Shirka ay qabtaan labo gabar markay kulmaan

No Comments
Labada gabar marka ay isla kulmaan tolow maxay dajiyaan oo baleen ah? raga waa la ogyahay inta badan waxay ka hadlaan mustaqbalka iyo shaqada laakin haweenka maxay ka hadlaan waxaan kaa rabmnaa  inaad soo qorto waxa aad u aragto oo fikrad ah halkan ku soo qor
Shirka ay qabtaan labo gabar markay kulmaan

back to top