Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo

No Comments
Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo
Ma ogtahay gabadha quraanka taqaano inay barakaysan tahay ubadkeeda inay noqonayaan ubad quraanka barakadisa ay soo gaarayso, waxaa la sheegay naagta marka ay uur bixiso uurjiifkeeda inuu dareemayo quraanka ay akhrisanayso, sidaa awgeed ha ahaato ujeeda ugu weyn aad naag ku guursanayso xifdiga quraanka kariimka, waa la heelaa gabdho badan soomaali ah oo quraanka xafidsan, naagta marka ay quraanka xafidsan tahay waxay jeceshahay inay mar kasta akhrisato ilmahana hooyada ayay ku daydaan ilmahaaga waxay jeclaanayaan akhriska quraanka.

back to top