Soorta caanaha maca maku fiican tahay

No Comments
Soorta caanaha maca maku fiican tahay
Soomaalida soorta qaabab badan ayay u cunaan, qaar waxay ku cunaan maraq iyo iyo hilib qaar saliid macsaro iyo hilib kalaankal ah, qaarka caanaha garoor, laakin dadka baadiyaha ku nool waxay ku cunaan soorta caanaha dhaayda la dhaho waa caanaha maca, qaar waxay ku cunuun caanaha geela.
dadba si bay ka helaan.
soorta marka lagu cunayo maraqa iyo hilibka qaabkan ayay leedahay.
soor hilib leh

back to top