Sirta ay u diidaan hablaha marka la soo doono

No Comments
Sirta naagaha ay ninka ku diidaan ma taqaanaa? saad la socoto gabar marka uu nin doono waxaad arkaysaa gabadha oo diidaysa ninka isagoo leh qurux iyo hanti iyo darajo taas maxaa keenaya ma sheegi kartaa gabadha waxay fiirisaa wax kale oo ah ninkan ma yahay nin dadka ay ka dambeeyaan ninkan ma yahay nin mas'uuliyad qaadi kara, ninkan ma yahay nin jacayl garanaya, marka ninka uu lahaado sifooyinkan naagta horay ayay ka oggolaanaysaa guurkiisa, haddiise uu yahay nin sidaas aan ahayn marna ma oggolaanayso, waayo naagta waxay rabtaa amaan inay hesho marka ay soo gasho aqalka saygeeda.
gabar adraahi ahsirta jacaylka dumarka


indhaha hablaha kaalin bay ka galaanwejiga marka cad uu yahay qurux

back to top