Rootiga marka xalwo la dhexgaliyo

No Comments
Rooriga marka xalwo la dhexgaliyo
Cuntada soomaalida caanka ah waxaa ka mid ah macmacaanka loo yaqaano xalwo iyo rooti, xalwada soomaalida laga yaqaano oo caanka ah inta rooti dhexda laga furo ayaa la gelinayaa markaas ayaa lagu cabbayaa qaxwo kharaar ah, aad bay u macaan badan tahay, waxaana lagu cunaa biibitada meelaha loo yaqaano, waxay caan ku ahayd baar boonyaay oo magaalada afgooye ku yiillay xilligii siyaad barre

back to top