Yurub dhulka ayuu xaaqaa soomaalina waa wasiir

No Comments
Dadka soomaali haddii ay qiiro ku jirto waxaa laga rabaa inay iska qabtaan dadkan oo beenta badan oo nolosha ka dhacay, dadkan waxay wataan baasabooro ajnabi ah, waa dad jaahiliin ah oo yurub marka ay joogeen dhulka xaaqi jiray ama hilib gadi jiray haddana sawiiro ka ka ah ama xildhibaan ka ah soomaaliya, daawo muuqaalkan
 

back to top