Dhambaalka Ajakis u diray Somalilnad daawo

No Comments
cudrdaar
Ajakis
Ajakis oo u soo jeediyay soomaaliland cudur daar waa video khaas ah oo loo duubay dalka somaliland, ajakis oo ku sheegay muuqaalkan inuu qaldamay oo qof walbana uu qaldami karo, sidoo kale inuu yahay nin fannaan ah oo uuna siyaasad shaqo ku lahayn, oo uu jecel yahay dadka soomaalida oo dhan, ajakis wuxuu dalbaday in la faafiyo videowgan si dad badan ay u arkaan
 

back to top