Dagaalka dumarka daab buu leeyahay

No Comments
Dagaalka dumarka daab buu leeyahay
Dumarka marka ay meel ku soo kulmaan eed kama dhamaato iyo isqabqabsi, waxaad arkaysaa wax yar kaddib oo laysku dhegan yahay iyadoo la leeyahay heblaay baa wax iga sheegtay heblaay baan sidan igu tiri , heer waxay gaaraan inay isku caayaan afxumo iyo dhilanimo iyo afxaarnimo, dalalka yurub waxaad arkaysaa naagaha soomaali aad isu dagaalaya jidadka ayyay isku haystaan, dagaalka naagaha waxaa ugu xun midka ninka laysku haysto gabar ayaa nin jecel ninka ay jeclayd ayaa mid kale ku qabanayso markaas ayaa dagaal meesha ka dhacayo iyo isdirir haweenka soomali nambar wan waaye marka sheekada meesha loo eego

back to top