Nin reer afgooye arinta ka hadlaya

No Comments
Waxaa ka dhacday maalmahaan la soo dhaafay dagmada afgooye isbaarooyin ay dhigteen dad mooryaan ah oo tuugo ah, marka waxaa xanaaqaday dadka meesha ku noolaa oo kiciyay banaanbax weyn oo ay ku diidan yihiin arimahaas

back to top