Sheekada farxiya kabayare iyo hodon cabdiraxmaan

No Comments
Sheekada farxiya kabayare iyo hodon  cabdiraxmaan
gabar farxiya dhulka ku jiiday
Sheekada farxiya kabayare iyo hodon  cabdiraxmaan xamar oo dhan ayay qabsatay, dumar fara badan ayaa soo geliyay videoyo badan oo ay ku dhaleecaynayaan farxiya kabayare xitaa heer ay aflagaadeeyeen qabiilka ay ka dhalatay oo ah murusade, xataa gabar ka mid ah gabdhaha soo duubay muuqalka facebook waxay sheegtay inay farxiya kabayre khamarada cabto,  aad bay  u badan yihiin muuqaalada daawasho wacan


muuqalaaka labaad


muuqaalka seddexaad

midka kale waxaa ka hadlayso hodon walaasheeda oo iyada aragtiteeda ka duwan kuwan hore


back to top