Labada ilmo arooska ugu yar ah ee soomaali

No Comments
gabar iyo wiil yar aroos ah
arooska yar iyo aroosadiisa
Soomali aad bay ugu yartahay in laysku daro dad yaryar, laakin xalay waxa ka dhacay degmada waaberi ee magaalada muqdisho labo ilmo ayaa layku mehriyay taas oo aad loola yaabay, hadaba eeg sawirkooda iyagoo aroos ah.

back to top