Daawo labadan gabdhood waxay samaynayaan

No Comments
Labo gabdhood oo soo duubay video ay ku muujinayaan arrin yaab leh taas oo ah in laysku cuno caano iyo basbaas, basbaaska oo sidiisa ah intay cunaan ayay caano ka daba cabbayaan, taas oo dadka Facebook soo galo ka yaabisay, gabdhahaas oo sheegay inay u samaynayaan kaliibkaas wiil soomaali oo ku nool dalka ingiriiska daawasho wacan
 

back to top