Gabar isdili rabtay daawo sababta

No Comments
 
Gabadhan waxay isku dayday inay is disho waxay iska soo tuurtay dabaqa seddexaad markii ay waysay waxii ay rabtay, dadka soomaaliyed yurub waxay haystaan inay barwaaqo kaga horrayso, laakin marka loo sheego qofka ma rumaynayo ruux walba wuxuu rabaa in indhahiisa ku soo arko sida ay sheegtay gabadhan, daawo muuqaalka iyadoo ka hadlaysa dhibka ay ku jirto gaajada iyo dhaxanta


back to top