Dad salaad kala qiblo tukanaya

Dadka maanta ku nool caalamka waxay garan la'yihiin waxa uga sahlan diinta noola timid, kaas oo ah shuruuda salaadda aan tukanayno, salaadda shuruudaheeda waxaa ka mid in qiblada loo jiheesto, qofka si kas ah qiblada uga leexdo saladiisa waa baadil lagama aqbalayo, bal eeg dadkan oo tukanaya salaadda ciida immisa qiblo ay ula jeedaan, dalka masar ayay ka dhacday oo lagu yaqaano baladka aqoonta inuu yahay oo ay ku taalo jmaacadda al-azhar

qiblada dadka

saaladaha
Sidoo kale sawirkaan waxaa isla safan rag iyo dumar saladda dhexdeeda, taasna ma banaana nin iyo naag inay salaad isla saftaan.
salaad ikhtilaad

back to top