Naagaha reer marka iyo quruxda

No Comments
gabar reer marko ah
Gashaantiyda reer marka waxaa lagu tiriyaa naagaha ugu qurux badan soomaali, waa naago cadcad oo carab salkooda ka soo jeedo, xagga la dhaqanka ninka way ku fiican yihiin, waxaa la sheegaa marka dadka dego inay ka soo jeedaan dalka Omaan, waayo oman ayaa mar hore haysan jirtay heebaha bariga Africa , xitaa afka saawixiliga wuxuu ka yimid is dhexgalka dadka madow iyo carabta, sidoo kale waxaa loo yaqaanaa carabta dhexgashay afrikaanta baajuun, xagga raaxada naagaha marka way ku roon yihiin, kacsigooda iyo nin jacaylkooda waa sida la rabay.
naagaha carabta guud ahaan jirkooda timo ayuu leeyahay, naagaha timaha jirka ku leh way kacsi badan yihiin, dumarka soomaaliyeed inta badan jirka timo kuma laha.

back to top