Marwo soomaaliyeed oo ka jawaabayso su'aalo muhim ah

1 comment
Naagta Soomaaliyeed oo caanka ku ahayd inaysan cunaynin cuntada kiimikada ayaa ka jawaabayso su'aalo badan oo la soo weydiiyay, naagtan waxay leedahay channel Youtube  oo ay ku sharxayso sida loo cuno qudaarta keliya, oona laga heli karo burutiinka laga helo hilibka, naagtan ma cunto kalluun iyo baasto mana cabto caano.



iyo baasto mana cabto caano
halkaan ka daawo jawaabaha


1 Comments:

Waa ku mahadsan tahay abaayo

back to top