Yaa jacayl fudud naag iyo nin

naagta qooqan
Taas runtii lama soo saari karo, qofka dadka hor jeclaado, laakin waxaa laga fahamayaa, nolosha guud ahaan haweenka, inay ku fudud yihiin sheekadaas inta badan, naagta iyo ninka waxaa aad u soomoowo naagta, ereyga waan ku jeclahay naagta wadnaha ayuu ka galaa, laakin ninka ma jeclaado naag aan isku dheelitirnayn, laakin gabadha wax kasta waa ku kadsoomaysaa, ninka been xitaa waa ku wadi karaa iyada wax walba way iska rumaysaa, jacaylka naagaha iyo mid nimanka aad bay u kala duwan yihiin marka dhabta laga hadlo, naagaha marka ay daacad noqdaan lama gaari karo. sheeko jacayl kasta waxaa la sari inta badan gabdhaha, waxaa laga yaabaa gabarta inay ehelkeeda oo dhan nin been u sheegay dartii uga soo tagto, gabdhaha yurub ku nool waxaa la sheegaa inay ka soo tagaan reerahooda soomaalida Canada degan ayay sheekadan ku badan tahay.
back to top