Gabar xanaaqday sideed u dejisaa Treat anger of girls

No Comments
Treat anger women Gabar xanaaqday sideed u dejisaa
Haweenka iyo ragga xanaaqa way ka siman yihiin laakin haweenka waxa ay ka xanaaqaan waa ka duwan yahay wixii nimanka ay ka xanaaqayaan, naagta marka ninka la sheekaysanayo waxay aad uga xanaaqdaa arimahan soo socda

  1. Haddii uu ku sheego da' aysan gaarin
  2. Haddii naag kale horteeda uu ku amaano
  3. Haddii uu lacag u diido
  4. Haddii uu ka reebo aroos inay aaddo
  5. Haddii ay kacsi badan tahay galmada uu ka joojiyo iyadoon biyabbixin

qaar xanaaqooda waa iska fudud yahay, marka la dejiyo way dagaan, kuwa kale se lagama yaabo  inay si dhaqsi ku soo laabtaan, haddaba naag kasta eeg waxa ay qiimayso, markaad ogaatid haddii aad ka xanaajiso u samee waxaas oo ay jeceshahay, tusaale ahaan haddii xaaskaaga ay aad u xiisayso raaxada isla markii ku sabarsii galmo, 

waxaa la sheegay nin dadkii hore ka mid ahaa, xaaskiisa markay ka xanaaqdo wuxuu u kexayn jiray sariirta galmo ayuu ku bilaabi jiray inta ay qososho ayay  oran jirtay markaan xanaaqo waxaad ii keentaa ergey aanan warkiisa diidi karin

back to top