Gabadhii Amsterdam ku luntay daawo Video

No Comments
Gabadhii Amsterdam ku luntay
Qisadii Ilhaam Aways
Gabar lagu magacaabo Ilhaam aweys oo Holland dhib ku haysto aabaheeda oo ka shaqaynayay sacuudiga oo markaas laga soo ceyriyay dalkaas kaddib yaman ayay u soo guureen, aabaheeda wuxuu ku dhintay isbitaal ku yaalla dalka yamen waxaa loo sheegay geeridiisa iyadoo lacagta lagu daaweyn lahaa u soo uruurinayso, kaddib waxay gashay dalka Holland waxaa loo diiday in la siiyo sharci ama aqoonsi waa qiso xanuun badan daawo waa af carabi.

back to top