Naaska raaxadiisa gabadha maku biyabbixi kartaa

No Comments
Raaxada dadka way ku kala duwan yihiin rag iyo dumarba marka aan ka hadalno dareenka naaska dumarka waa noocyo badan naago waxaa jira marka naaska laga taabto aad raaxo u dareema jirkooda oo dhan jiriiirico ka soo yaacda xaadadooda istaagta markaas kacsigooda wuxuu gaarayaa heer sare xataa waxaa laga yaabaa gabadha xiligan siilkeeda inuu soo buurto oo soo bararo kacsi dartii, faruurihiisa oo dhan soo kululaadaan, haddii naagta noocan ah loo dhuuqo naasaha aad bay u raaxaysanaysaa waxaa laga yaabaa inay sidaas ku biyabbaxdo, nooc kale ayaa jira dareenkooda naaska aad ma sii aha laakin marka lagu samaynayo shaqada galmada oo ay biyabbixi rabto waxay rabtaa naaskeeda in xoog loo majuujiyo ama la jaqo, aad bay ugu macaansanaysaa, waayo naasaha iyo cambarka xiriir ayaa ka dhexeeya, ma isbaddalaa naagta marka ay kacsato naskeeda? haa waa isbaddalaa marka hore waa soo buuxsamaa ibtana way adkaanaysaa way taagmaysaa, haddii ay naagta ilmo nuujinayso waxaa laga yaabaa inay caano soo daayaan,  haddii ay uur leedahyna qaabkiisa wuu isbaddalaa, kuma xirna raaxada noocan ah weyn ama yar waa isku mid xagga dumarka raaxadooda iyaga ay dareemaan, laakin naaska weyn ninka ayuu aad ugu raaxeeyaa nimanka qaarkoodana waxay ka helaan midka yar oo gacanta buuxiya.

back to top