Dumarka buuran immisa ayay u kala baxaan

1 comment
galmada naagta buuran
Nooyada cayilka
Buurnaanta naagaha waxay u kala baxdaa dhowr qaab, qaabab waxaa jira qurux ah kuwa kalena ma qurxoona, naagta run ahaantii caatanima kuma qurxoona, waxay ku qurxoon tahay inay buuran tahay, tolow buurnaantee waaye midda habboon?

Gabadha marka ay ka cayilan  tahay garbaha iyo cajiraha iyo dabada aad bay u qurxoontahay ninkana way soo jiidanaysaa, waliba haddii ay leedahay naaso waaweyn waaba ugu sii fiican tahay, qoortana ay u dhuuban tahay, lugahana ay ka buuran tahay, laakin midda cayilka quruxda aan wadanin waa midda moxogga iyo caloosha baruur ka leh, qoorta ka weyn naasaha ka yar yar, marka farqi ayaa u dhexeeya labada gabar sidaas kala ah, sidoo kale waxaa jira buurnaanta mid balaq ah iyo mid taagan gabadha jirka ah waa midda taagan oo jirkeedu adag yahay, adkaanta waxaa laga wadaa inuusan kala daadsanayn, naagaha noocaas ah ayaa lagu tirin karaa naago qurxoon inay yihiin, marka halkan waxaan ka ogaanaynaa inay u qaybsamaan naagaha buurbuuran labo nooc  ah sida aan horay u soo sheegnay, ninkana aad buu ugu raaxaysanayaa midda buuran siiba naaska taagan leh marka uu naaskeeda sidan u taabto macaan daran ayuu dareemaa.

1 Comments:

naagaha aad bay u kala qurxoon yihiin

back to top