Sawirka ugu yaabka badan ee soomaali arkaan

No Comments
Nin marka naag isu ekeysiiyo wuxuu ka liitaa xayawaanka lacnadna way ku hoobanaysaa, sawirkan aad buu ugu faafay facebook, qof dhalinyar ah oo sidii gabdhaha isu soo turukeeyay, inkastoo ay dhici karto inuu yahay photo shop haddana lama fogaysan karo waayahan aan joogno, waayo niman badan ayaa dahab xirtay jijimo gashatay khaniis iska dhigay

back to top