Sababaha haweenka soomaaliyeed loo furo

No Comments
Garoob marka ay noqdaan dumarka soomaali ee yurub degan, isla markii waxay ka fikiraan nin, tolow ninka hore maxay isaga furtay haddii nin sidaan ay ugu baahan tahay, ninka cusub ma dhaammo kii hore balse wuxuu ku darsaday inuu ilmaheeda caanaha ka cabo, kii hore waxaa loo furay marqaanka kanna waaba ka sii daran yahay, waxaa kuu fiican inaad ninkaaga hore ku sabartid oo dagaalka aad joojisid , naagaha sida la ogyahay way is xasdaan naagta nin haysata naagaha waxay isku dayaan ninkeeda inay ku diraan, waxaa la sheegay naagaha waaweyn marmar waxay ku dhahaan kuwa yaryar ninkaaga muxuu kuu keenayaa qaabkee buu kuugu tagayaa sidee uu kuu istiimayaa, gabadhii waxaa laga yaabaa wixii oo dhan inay u sheegto marka meesha ay ka dhacaan dhibaatooyin inta badan dad ayaa isku dira dadka isqaba, waxaa fiican inaadan dheg u taagin, ninkaaga aad u adkaysato

back to top