Maxaa u dhexeeya fircooniga iyo sunniga

No Comments
Tan sunnaha u gudan faruuraha weyn way leedahay waxaa ka go'an kintirka keliya sidaas ayaa loo gudaa gabdhaha sunni lagu magacaabo, laakin gabadha fircooniga u gudan labo nooc ayay noqon kartaa fircooni fudud kaa waxaa laga wadaa gabarta waxaa laga gooyaa kintirka iyo faruuraha yaryar markaas ayaa la tolayaa, midka labaad oo daran waxaa loola jeedaa in laga jaro kintirka iyo faruuraha yaryar iyo kuwa waaweynba markaas ayuu noqonayaa cambarka mid aad u foolxun wuxuu u ekaanayaa god oo bohol ah, dareenka gabadha xoogga badan wuxuu ku jiraa kintirka iyo faruuraha yaryar, marka laga jarjaro alaabtaas naagta waxay noqonaysaa mid dareenkeeda fog yahay taa macnaheedu ma aha inaysan raaxaysanaynin laakin kicinteeda waqti ayay u baahanaysaa, naagta fircooniga loo guday ma dhamaado xanuunka kaga dhaco xubnaha taranka mar kasta waxay dareemaysaa infikshan dhib badan iyo bukasho, raaxada naagta waxay ku jirtaa faruuraha yaryar marka laga taabto ama laga salaaxo aad ayay u dareemaysaa istiin culus, saan og nahay dibnaha siilka naagaha way kala duwan yihiin kuwa waxaa jira soo bararsan kuwa waxaa jira fidsan iyo kuwa isku dhegan iyo kuwa kala furan, naagaha qaarkooda marka loo saaro malabyarowga ninka labada dibnood ee cambarka aad bay ugu raaxaystaan siiba marka ay buuran   yihiin.

back to top