Ma ogtahay bushimaha weyn inay qurux yihiin

No Comments
Faruuraha naagaha waxaa lagu tiriyaa qurux siiba marka ay xoogaa waaweyn yihiin, hadda waxaa jira naago faruuraha qalliin ku sameeya si ay u weyneeyaan, tolow quruxda faruuta sirta ku jirta maxay tahay waa su'aal jawaab u baahan midda koowaad muuqaalkooda way ka fiican yihiin faruuraha dhuuban midda labaad codka quruxda badan kaalin ayay ka ciyaarayaan, midda seddexaad xagga istiinka marka la dhuuqayo naagta bishimaha weyn ninka wuxuu dareemayaa raaxo aan la soo koobi karin, afka ayuu ka buuxsanayaa sida furuudka oo kale ilkaheeda isma gaaraysaan marka aad gabadha afka ka jaqaysid, waxaa kaloo jira marka ay iyada ku shuminayso waxaad arkaysaa macaan nooc kale ah, gaar ahaan haddii ay kaa dhunkato bahalka afkiisa waa sida isbuunyo oo kale faruuraheeda, waxaad arkaysaa naagaha qaar oo faruuraha weyn aad bay u dhibsadaan waxay u maleeyaan inaysan qurux badnayn, ogow qurux ayaa ku jirto bishimahaaga buurbuuran, hana u malaynin inay foolxumo ku jirto

back to top