Shirib iyo sheeko yaa shabley ku fiican

No Comments
Pro dalxa
Pro. Dalha

gabar ajanti ah
shukada

ilaaliso
shirka

beeraha
beeraha

kursiga fiican
boorsada
Abgaalka ayaa caan ku ah shiribka sidoo kale shableyda afgooye dadka geliga ah iyaga way shiribaan sidoo kale wacdaanka, shiribka wuxuu ka mid yahay gabayga soomaaliyeed oo laysku caayo ama laysku amaano, dadka soomaaliyeed marka la gaaro munaasabaadka qaarkooda ayay shiribka adeegsadaan sida istunka afgooye oo kale

back to top