Reer Xamar iyo sawirada internetka

No Comments
Sawirada maanta aad bay u faafeen runtii marka aad aragto sawirada ku jira facebook oo gabdhaha soomaaliyeed iyo wiilasha ay isoo sawireen aad baad ula yaabaysaa, haweenka waxaad leedahay sawirka aad bay uga helaan miyaa sidaan ma moodaynin aniga, haddaba waxaad ogaataa inaad somalida smart phones aad u adeegsadaan xitaa muqdisho ayuu gaaray smart phone,  xamar oo lagu tiri jiray dugaagta dadka meesha ay degaan, waxaa la dhahay caalamka magaalada ugu liidato ugu xun waa xamar, taasna way ka muuqaataa qofka  booqda.
okay haddii aad rabto sawirada inaad save dhahdo sidee aad u save garaynaysaa?
midig ayaad gujinaysaa markaas save as image ayaad riixaysaa markaas ok ayaad leedahay

labada gabar dheer oo is haystaanaagta minka

jiilka maantacaashaqa
nice girlscaashhaqa naagaha

tajalka naagta ah oo dheer


back to top