Jirrooyinka kulanka sariirta reebi kara

No Comments
Jirrooyinka kulanka sariirta reebi kara
Galmoodka waa raaxada ay helaan laba is qaba runtii waana lagama maarmaan, haddii laba qof ay caafimaad qabaa sida la rabay ayay u raaxaystaan, laakin haddii midkooda xanuunsan yahay waxaa laga yaabaa raaxada inay noqoto mid gadoob ah oo aan dhammaystirnayn.
cudurada oo raga ku dhaca waxaa ka mid ah cudurka jabtada kaas oo ah ninka inuu ka bukado guska markaas maxal uu keeno , sidoo kale waxaa la mid ah cudurka sheelada, kaas oo ah xiniiyaha inay bararaan oo xiniinta inay weynaato, sidoo kale waxaa  la mid ah inuu geedka nabro yeeshto, taas ayaa ugu caansan ragga.
midda dumarka iyada waa inuu siilka xanuunaa oo soo daayaa marwalba dhacaan cad ah, ama uu noqdaa mid qallalan oo aan oggolayn in wax galaan xanuun ayay dareemaysaa, sidoo kale inay gabdhaha naasaha ka xanuunayann, sidoo kale inay dhiig ka socdo oo aan ahayn caadada, ninka wuu karaahsanayaa inuu la seexdo marka uu arko dhiigaas, jirooyinkaas oo dhan galmada ayay hor istaagaan .
sheekooyinka casiga keena haddii ay kugu bataan adoon biyabaynin waxay kuu keenayaan qooro xanuun badan, waayo marka aad maqasho sheeko wasmo niyaddaada aad bay u kacaysaa, geedkaagauna wuu kacayaa markaas biyihii ayaa kugu fariisanayo.

back to top