Jacaylka iyo macaanka galmada maxaa ka dhaxeeya

No Comments
raaxada naagta iyo jacaylka
Xiriir weyn ayaa ka dhexeeya jacaylka iyo galmada, naagta marka ay ninka jeceshahay, aad ayay ugu raaxaysanaysaa, waayo jacaylka ayaa wuxuu ku xambaarayaa kacsi daran, marka ay ninka neceb tahay uma kacsato farjikeeda xitaa wuxuu noqonayaa mid qallalan, dad waxa baara marka ay baareen waxyaalaha kacsiga kordhiya waxay ogaadeen in jacaylka uu yahay midka ugu muhimsan, astaamaha kacsiga gbadhaha waxaa ugu daran jacaylka marka ay ninka jacayl u qabto jirkeeda oo dhan wuu soo dhoweynayaa ninka aadna way raaxaysanaysaa, bahalkeedana aad buu u dhacaamayaa, naasaheedana aad ayay u taagmayaan siiba ibta naasaha, xaadadeedana way istaagaysaa, qooq gabadhaha jacaylka ayuu ka soo fulayaa, sidaa awgeed waxaa fiican naagta aad jeceshahay inaad guursato sidoo kale gabadhana inay guursato ninka ay jeceshahay

back to top