Gabar cad iyo gabar maarriin maxaa u dhexeeya

No Comments
Midabka soomaalida asliga waa maariin, kaasna waxaa laga wadaa midabka u dhexeeya cadka iyo madowga, haddaad eegto dadka ku nool koonfurta Hindi midabkooda waa madow timahoodana way jilicsan yihiin sidoo kale dadka ku nool Sri Lanka iyo Maldive, qaar xitaa soomaalida ayay ka madow yihiin, marka ha u malaynin naagta maariinka ah ama madooban inay foolxun tahay, taas waa figrad qaldan oo la faafiyay, gabdho badan kuma kalsoona midabkooda waxay bilaabeen inay is cdeeyaan, siiba dumarka jabuuti ku nool

baayada cadgabar maalin ah
caanaha cabmaariin oo xeebta joogtonaagaha cadcad oo



back to top