Cunto macaan iyo Mobile smart ah sheeko

No Comments
Marka casho aad soo dhigato macaan badan oo aad isleedahay shukaansi baad gali rabtaa nolosha waxay kula noqonaysaa arin la yaab leh, haweenka aad bay uga helaan cashada heerka sare ah oo qofka soo jiidan karta, gabdhii casho lagu martiqaado waxay u arkaysaa qofka sidaas u sameeyo inuu yahay qof iyada aad u jecel, jacaylka runtii sidan waa ka weyn yahay, jacaylka ma aha naag iyo nin maslaxadooda wax ku kooban. beenta raga iyo dumarka marka shukaansiga socdo waa wax caadi ah, dadka aad bay beenta u jili karaan, siiba raga qaar oo raba inuu naagta soo qabto.

cuntada iyo taleefankabuugga jacaylkamulki aadan cadowfartuun faarax cadexakiimo shariif siyaad deeq


back to top