Dharka aroosada oo lala yaabay

No Comments
Somali dad qaar waxay keenaan wax cusub, aduunka waxaa ay dadka xirtaan oo arooska ah dhar gaar ah, kaas oo ah jaakad suud oo ninka xirto, naagtana waxay xirataa dhar cad, runtii dhaqankan waxaa laga soo gaaray reer galbeedka, laakin somali qaar waxay la imaadeen dher guduudan oo naagta xiranayso eeg sawiradan

gabar aroos cusub ah
eeg aroosada

naagaha arsooskea
waa dhar yaab badan

back to top