Aqoonta maanta ay soomaalidu leedahay

No Comments
Aqoonta waa qurux maanta qofka aqoonta leh wuxuu noqonayaa nin sharaf iyo qiime leh, soomaali badan ayaa jira maanta wax bartay, dad waxaa jira maanta muuryaan ah, dad isbaara dhigta, qaar waxay gaareen heer inay ka noqdaan ustaad jaamacado carab laga leeyahay si ninkan soomaaliga oo dhigaya af soomaali wuxuu ka dhigayaa jaamacadda qaahira waa jaamacad aad u weyn
halkaan ka akhri 

Af soomaaliga iyo jaamacadda CAIRO warbixin buuxda

dadka noocan ah soomaali way ku jiraan marka waxaan rajaynayanaa inaan noqono dad qiime leh.

gabar lala yaabaygabar aqoon baratay
sheekada maanta shiikjwiilala yo gabdho


garbasaarka guduudancabaayada madow

back to top