Maxaa keena madowga maqaarka jirka meelaha qaar gala

Maxaa keena madowga maqaarka jirka meelaha qaar gala
eeg isha hoosteeda
Maqaarka dadka waxaad arkaysaa meelaha qaarkooda oo madow noqda sidoo kale xuubka jirka gaar ahaan maqaarka isha ku wareegsan iyo kan afka iyo siilka dabada iyo kilkilaha iyo jilbaha, taas oo la sheegay inay keento ogsojiinka ku yaarada dhiigga
maxaa keena ogsujiin yarida dhiigga?
 waxaa ka mid ah sababaha yaraanta ogsojiinka dhiigga jirrooyinka ku dhaca sambabka, cudur kasta sambabka ku dhaca wuxuu saamaynayaa ogsujiinka dhiigga, ama meelaha ka dheer badda dhulkeeda dadka ku nool ama meelaha ay ku badan yihiin warshadaha oo qaaca soo deeya
back to top