Taleefanka shukaansiga dhib ma u keenaa

No Comments
Jacaylka iyo sheekada miyay isku xiran yihiin? waxaa la sheegaa ninka marka uu naagta aad u jecel yahay maanta oo dhan wuxuu rabaa inuu u sheekeeyo sidoo kale iyaduna marka ay ninka si daran u jeceshay waxay rabtaa habeen iyo maalin inay u sheekayso, waagii hore taleefan ma jirin dadka marka ay meel ku kulmaan ayay sheekaysan jireen, laakin hadda waxay noqotay sheekada sheeko toos iyo mid taleefan, sheekada taleefanka way ka dhib badan tahay midda tooska ah, maxaayeelay qofka marka uu taleefan ku hadlayo wuxuu dareemaa dhiiranaan iyo cabsi la'aan, maxaayeelay qofka uu la hadlayo uma jeedo wejigiisa, sidaa awgeed inta badan taleefanada dhib ayay u keenaan shukaansiga waxaad arkaysaa marka labada qof ay sheeko bilaabaan sheekada waxay la galaysaa raaxo iyo istiin.



kacsifa xaaxnaaska istiinka
gabar macaan xaax

shumiska gabarta dheerreer london

back to top