Soomali and HTC images 2015 camera

No Comments
Camera marka laga hadlo waagii hore qofka raba inuu sawir galo wuxuu aadi jiray footada, kan ugu fiican wuxuu soo gadan jiray Camera, markaas wuxuu soo iibsanayaa baniikal marka uu wax ku sasawiro wuxuu geynayaa rugta lagu soo cadeeyo footada, markaas ayuu album soo gadayaa sawirada gelinyaa si loo fiirsado, laakin hadda arintaas oo dhan waaba laga baxay, waxaad soo qaadanaysaa taleefan Camera wata waad sawiraysaa wixii aad rabto kaddib  isla markii ayaad gelinaysaa, sawirkiiba qiimaha loo yeeli jiray waa dhamaatay, teleefano badan ayaa jira sida I PHONE   HTC BLACKBERRY iyo kuwo badan

gabar lafo weynnag laf leh



snak adheerjirka adag

somali sawir hhadda

back to top