Shukaansiga dhibka uu wato intee buu la eg yahay

No Comments
jacayl kulul

indhaha

shukaansi

sedex gabar
Shukaansiga waxaa laga wadaa afka soomaaliga ninka inuu naagta kala hadlo arimaha jacaylka oo guurka gogoldhig u ah, runtii nimanka badankooda naagta marka ay shukaaminayaan been bay u sheegaan, waxaa laga yabaa inuusan guur ka rabin amaba dan ka lahayn, keliya wuxuu rabaa inuu ku raaxaysto ama ku barbarto sida naagaha loo istiimiin lahaa, wuxuu sameeyaa waxa uu rabo raaxa ah, gabdhaha qaar waxayba ka helaan ninka iyag tuutuujiyo  marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso nin aan ku qabin inuu sheeko noocaas kuu keeno ama jirkaaga aad u dhiibato marka waad ka shallaayi doontaa waxa aad naftaada ku samayso, bari jidka ayuu kaaga tagayaa, wuxuu raadsanayaa naag kale kaa fiican, marka la weyddiiyo wuxuu leeyahay naag jirkeeda ii oggolaatay sideen ugu aaminayaa mustaqbalkayga, shalyna wuxuu ku lahaa abaayo waan ku jeclahay.
naagyahay sharaf waxaad leedahay marka aad is ilaaliso

back to top