Sida loo baran karo weedhaha soomaaliga

No Comments

Waxaan haystaa walaal fiican iyo hooyo fiican iyo xaas qurux badan


Waxaan sameeyay armaajo

Waxaan samaystay armaajo



Isaga wuu samaystay

Iyada way samaysatay

Annaga waannu samaysanay

Iyaga way samaysteen

Idinka waad samaysateen

Adiga waad samaysatay







Aniga waan sameeyay

Adiga waad samaysay

Isaga wuu sameeyay

Iyada way samaysay

Idinka waad samayseen

Iyaga way sameeyeen

Annaga waannu samaynay



Waxaad u baahan tahay

Busto ayaad u baahan tahay

Lacag ayaad u baahan tahay

Qalin baad u baahan tahay

Waad u baahan tahay qalin

Busto

Annaga bustooyin ayaannu u baahan nahay

Ma u baahan tahay busto?

Haa waan u baahanahay

Immisa baad u baahan tahay?

Meeqa baad u baahan tahay?

Waa immisa qalinkan?

Waa meeqa qalinkan?

Immisa qaklinkan?

Meeqa qalinkan?



Ahay

Tahay

Nahay

Busto iyo sariir ayaan u baahanahay

أحتاج إلى بطانية

Waxaan rabay quful

Waxaad rabtay quful

Qalinkyag

Qalinkaaga

Gacantayda

Gacantaada













Gurigayga

Gurigaaga

Gurigeena

Gurigiisa

Gurigeeda

Gurigooda

Gurigiina

The home

The pen

The hand

Guri-ga

Qalin-ka

Gacan-ta

Walaalkayga

Hooyadayda

Walaashayda

Adeerkayga

Saaxiibkayga

Dalkayga

Dugsigayga

Dharkayga

Jidkayga

Taleefankayga

Moobaylkayga



Nool

Nal nalal



Baddali rabaa

Cuni rabaa

Qori rabaa

Akhrin rabaa

Waxaan rabaa inaan baddalo nalalka



Iibsaday

Gatay



Hel

Waan helay

Waad heshay

Waannu helnay

Way heshay

Way heleen

Waad hesheen

Wuu helay



Waan helaa

Waad heshaa

Wuu helaa

Way heshaa

Waad heshaan

Way helaan

Waannu helnaa



Albaabka wuu yar yahay

Daaqaddu way ballaaran tahay



Macallin

Macallimad



Fanaan

Fanaanad

Caaqil

Caaqilad



Walaal

The sister

Walaasha

Waa maxay ?

Muxuu yahay?!

Waa sidee?!!!

Maxaa dhacay?

Maxaa jira?

Waa ku sidee?

Ma waalan tahay?

Iska jir !!

Ha illaawin !!

Hadal

Dheh



Waan hadlay

Waad hadashay

Waannu hadalnay

Waad hadasheen

Wuu hadlay

Way hadashy

Way hadleen



Waan hadlaa

Waad hadashaa

Waannu hadalnaa

Waad hadashaan

Way hadashaa

Wuu hadlaa

Way hadlaan



Waxaan ku hadlaa af soomaali wax yar

Waxaan ku ku hadlay soomaali

Thing



Adiga wax badan baad ku hadli kartaa af soomaaliga maxaayeelay waxaad tahay nin caqli badan

Maxaayeelay

Waayo

Ileen

Waxaan rabaa inaan safaro (dhoofo)

In+aan

Waxaan rabaa inaad barato af soomaaliga

Waxaan rabaa inuu barto af soomaaliga

Inay

Inaannu



Waxaan bartaa af soomaali

Waxaad barataa af soomaali

Wuxuu bartaa af soomaali

Waxaannu baranaa af soomaali

Way barataa af soomaali

Way bartaan af soomaali





Waan baranaya



Baray

Waxaan baray ray af soomaali

Wuxuu bartay ray af soomaali



Waan baraa

Waad bartaa

Wuu baraa

Way baraan

Waannu barnaa

Waad bartaam

Waan bartaa

Waad barataa

Wuu bartaa

Waannu baranaa

Way barataa

Way bartaan



Bare

Waxaan bartaa af soomaali maxaayeelay waxaan rabaa inaan soomaali u dhoofo



Aad

Waan aaday

Waad aadday

Wuu aaday

Way aadday

Waannu aadnay

Waad aaddeen

Way aadeen

Goorma aad aadi rabtaa?

Waxaan rajayanaa inaan aado sannado kaddib

Waqooyiga soomaali

Laakin waxaa aad u qurux badan koonfurta waayo waxaa laga helaa furuud nooc kasta ah

Sida muuska, babaayga ananaaska (mooska) kalluun badan hilib ari iyo caano sidoo kale dadka degan koonfurta waa dad jecel martida

Afgooye

Shabeelle river

Webiga shabeelle

Webiga jubba



Qolka jiifka wuu weyn yahay

Ballaaran

Yar

Qurux badan




back to top