Shaaroon isagoo yar ayaa wiil falastiin kufsaday

No Comments
Shaaroon isagoo yar ayaa wiil falastiin xoogay
Shaaroon
Waxaa la sheegay raiisul wasaaraha dowladda israa'iil arial sharoon inuu aad u nacbaa carabta, taas waxaa sabab u ahaa iasgoo yar ayaa wiil dhalinyar falastiin ah xoogay oo dabada wasay, marka wuxuu qaaday carabta nacayb aan lasoo koobi karin, galmada ninka runtii waa duulinimo ninka la fuulay dareemayo, ninkii nin xoogo wuxuu sameeyay fal aad u daran oo ninka xumaanta lagu sameeyay waligiisa halmaamin, dadka raga u taga waa dadka galmo dembiga ugu xun, iyo dadka galmada lagu sameeyay oo ah raga futada laga fuulo waa dad ka qaado liidnaan iyo dulli, xitaa waxaa la sheegay inuu waayay mid ka mid xiniinyihiisa.

back to top