Naagaha Paltalk iyo facebook ma kala daran yihiin

No Comments
Abaayada soo gasha Facebook oo ka hesha inay sawiradeeda ku faanto, dad kama dambeeya miyaa, runtii naagaha hore adeegsan jiray paltalk sawiradooda way diidi jireen laakin marka uu soo baxay Facebook naagihii waxay bilaabeen inay sawiradooda soo wada galiyaan, wax kasta ayay sawiraysaa oo markaas ayay soo dhigtaa darbigeeda, tolow maxay tahay araintaas, maxaa dhacay, kuwa yurub ku nool ayaa u badan siiba kuwa Holland jooga iyo UK iyo Norway, kuwa ku nool Italy (taliyaaniga) leen ayay ku mashquulsan yihiin Facebook tabar uma haayaan, waxaa la mid ah kuwa ku nool Gariik, si kastaba naagta inta badan waxay rabtaa shukaansi, laakin kuwa la qabo ayaa ka sii daran oo soo dhigaya sawirada mar kasta, waa arin aad u yaab badan

fanaxda wejigaforrarka iyo macaangabar aad u dabo weyngabar buuran iyo mid dhuuban
abo gabar isla jooga



back to top