Gus yari makeeni kartaa uur la'aanta maqaal muhim ah

No Comments
Gus yari makeeni kartaa uur la'aanta maqaal muhim ah
Wax kasta wuxuu ku taagan yahay aoodda Alle laakin Alle wax walba wuxuu u yeelay sabab, haddii Ilaahay kugu arsaaqayo ubad waa inaad guursataa oo aad u galmootaa xaaskaaga, marka sababaha sidoo kale Ilaahay baa kuu sakhiraya, haddii loo baahdo Ilaahay wuxuu fuliyaa waxyaalaha qaarkooda sabab la'aan, taasna waa awoodda Alle.
marka ninka guursado uu dhali waayo inta badan ceebta waxaa loo tiiriyaa naagaha, waxaa la dhahaa naagtan wax ma dhalayso soomaalida inta badan dusha naagta ayay ka saaran dhalid la'aanta, sababta ninka iyo naagtaba way noqon karaan.
maanta waxaan ka hadlaynaa sabab ka mid ah sababaha ninka ka reebi kara inuusan wax dhalo, taas oo ah inuu guskiisa yarhahay oo uuna gaari karin bartamaha cambarka, waayo cambarka wuu isku dhegan yahay caadi ahaan marka ninka uu galmo samaynayo wuxuu kala qaadaa meelaha isku dhegan meesha way furmaysaa, haddii ninka geedkiisa aad uu u gaaban yahay ama ay labadoodaba buuran yihiin isagoo bahlkiisa gaaban, waxaa laga yaabaa gudaha cambarka inuu isku sii dheganaado marka biyaha ay gaari waayaan ilmagaleenka marka inuu ninka biyaha ku shubo gabadha, taas marka sidee la isaga ilaalin karaa?
ninka geedkiisu yar yahay waxaa haboon marka hore naagta inuu fareeyo oo meesha uu dhan uu ka dhigo qoyaan, siilka marka la fariiyo oo naagtaha la istiimiyo siilka wuu is furaa, marka uu is furo naagta waxay ku seexanaysaa dhabarkeeda si fiican ayay u kala furaysaa markaas ayuu guska galinaya kaddib biyaha ayuu ku shubayaa, taas waxaa laga yaabaa inay gudaha sii galaan biyaha ama manida.

back to top