Gabar somali oo bisad haysata

sawirka weyn ka dhig
Way jiraan dad jecel inay la cayaaraan xayawaanada sida bisada oo kale, laakin dumarka soomaalida dhaqan ahaan kama helaan  inay bisad gacanta la galaan ama yaanyuur, taas waxay u noqonaysaa guud ahaan dalkeena dhaqanka ka jira, laakin marka dibadda la soo aaday waxay dadka bilaabeen inay soo gataan ama keensadaan mukulaalaha iyo  waxa la midka ah, xataa waxaa la helaa dad ey  keensada guryaha oo soomaali ah, hasee ahaatee xayawaanka waxaa la rabaa in loo naxariisto, bisad la mid ma aha eyga
back to top