Diraca qaawan dhalinyarta muxuu ku sameeyaa

No Comments
Marka la isu barbardhigo naagaha hadda iyo kuwii hore aad bay ugu kala duwan yihiin labiska, naagaha soomaali hore waxay qaadan jireen labis jirkooda si daran u muujiya, waad wada og tihiin gabdhaha baadiye waxay xiran jireen maro guntiino ah oo meelaha qaarkooda la dhaho deg, taas oo lagu xirto garabka korkiisa, waxaa ka muuqanaya gabadha dhinaca oo dhan iyo kilkisha iyo naaska geeskiisa, mararka qaarkooda naaska banaanka ayuu u soo baxaa, siiba marka ay shaqo ku hirto, gaar ahaan marka badar ay tumaysto, waxaa aad u mihimsan naagta inay iska ilaaliso labiskeeda, mana fiicna diraca hadda la qaato isagana wuxuu la mid yahay maradaas oo kale naasaha waa laga dhex arkayaa siiba diraca jabuuti ee khafiifka ah, gorgorada waa muuqanaysaa iyo rajabeetada, dirac qaawan marka ay gabadha soo xirato immisa dhalin yaro ay khadka ka saaraysaa, rag badan waxaa ay ku dhaceen siigo diraca qaawan ayaana sabab u ah, waayo wuxuu arkayaa gabar oo wax ka qarsoon jirin.

iagaqaadha iga saarin

dharkayga jaalahaokiyaalehaygaxaajiyad ggqisadiid iraan



back to top