Dumarka yaabka badan wonders women

No Comments
futada marka ay weyn tahay

marka xeebta la joogo

shukaansiga hadda

gabar jalaabiib xiran

naaska aan dhicin
Hababka ay u dhaqmaan haweenka oo la yaabka badan waxaa ka mid ah, iyadoo ku rabto ayay kaa dheeraanaysaa, iyadoo kuu baahan ayay iskakaa kibrinaysaa, ayadoo ku rabto ayay ku diidaysaan, sheekadan dumarka oo dhan way isla qabaan, haweenka haddii laga dalbo inay doortaan dhabta iyo dheesha waxay qaataan deesha, hablaha sidoodaba lama fahmi karo waxa ay kaa rabaan waxaa laga yaabaa inay wax kuu dirsato hadana ay ku dhahdo aniga maa kuu dirsaday, ninka shukaansanayo ayaa wax uu sheego haya, lacagta marka ay ku siiso gabar labaatan sano waxay sheegaysaa inay lacag ku siisay, waxaa la dhahaa haddii naag aad guursanaysid oo ul ay wadato ka jabi inta aysan gurigaaga soo galin waayo maanta oo dhan waxay sheegaysaa usha ay guriga keentay

back to top