Calaf iyo cadaanba ma qarsoomaan

No Comments
Maxay kula tahay marka labo qof rabto inay is shukaansadaan oo been isku wadaan, runtii naago badan ayaaba jira sidaas  ka helo oo og ninka inuu iyada been ku wado hadana waxay kuu leedahay waan ogahay inuu been ii sheegayo laakin dan ayaan ku wataa, waxaad ogaataa danta aad ku wadato, waxaa kaaga muhimsan sharftaada iyo gabarnimadadaa, immisa gabar lagu cayaaray marka been badan lagu cabay, waxaa fiican gabadha inay ka fogaato ninmanka guud ahaan ninka guurka rabo oo run wato ma qarsoomo, waxaa kaloo jirta daacadnimada astaamo badan ayaa lagu gartaa oo ay ka mid tahay ninka inuusan kaa dalbanaynin inuu kula raaxaysto isagoon ku guursanin, waayo wali xaas uma tihid mana u banaana inuu jirkaaga taabto, waxaad ogaataa hadduu kaa dalbado inuu wax kugu sameeyo ama naaskaaga taabto inuusan daacad ahayn



shacanuunti

fakirka naagtakadaloob


wiilal qaawandhinaca yar

back to top