Siigada naftaada iyo mida naagtaada

iga taabo aboowe
Siigada naagta ay ninka u seegaynayso dhib miyay u keentaa ninka? naagta marka ay soo qaado saliid ama wax kale oo ninkeeda ay u seegaynayso wax dhib ah ma laha maxaayeelay naagtaada way kuu banaan tahay inaad ku raaxaysato, seegada naagta lala sameeyo waxay fiican tahay xiliyada naagta dhiiga caadada u joogo, maxaayeelay meel aad geliso ma haysatid sidaa awgeed waa inay gacanta kaaga keentaa biyaha, ninka marka biyaha ku bataan wuxuu u baahan yahay meel uu bahalkiisa galiyo, marka xaaska haddii ay kuu siigayso waa macaan wax dhib ah kaama soo gaarayo, maxaa farqi u dhexeeya siigada qofka keligiisa naftiisa ku samaynayo iyo midda ay xaaskiisa u samaynayso? farqi nafsi ayaa u dhexeeya  marka aan raacno dadka siigada baneeyay, haddii kalena farqi dambi ayaa u dhexeeya marka aan raacno culimada siigada xaaraanka u arkay, si kasta la mid ma aha marka ay gacantaada tahay iyo marka naagtaada gacanteeda tahay, xaga raaxada way kala duwan yihiin, gacanta dumarka waa jilecsan tahay siiba dumarka buuran sidoo kale marka ay kuu seegaynayso naasaheeda ayaad ku raaxaysanaysaa, jirkeeda ayaad u jeedaa oo qaawan marka la mid am aha, waxaas oo dhan kacsigaaga ayay siyaadiyaan, qooq daran bay kuu keenaan, macaan badan ayaa laga helaa, naagaha quruxda badan marka ay dharka soo dhigtaan oo jirkooda qaawan soo bandhigaan, xaaskaaga ku raaxayso.
back to top