Nadafada jirka dumarka somali

Shankaroon waxaa lagu amaanaa gabadha quruxda badan oo ka fiican dumar badan, qalanjo waxaa la dhahaa gabadha qurux heer sare ka gaartay, naagaha soomaaliyeed aduunka waxay soo galaan haweenka ugu quruxda badan, xagga jirka iyo midabka iyo qaabka ay u habaysan yihiin, sidoo kale xagga nadaafadda waa nambar kow, naagta soomaaliyeed gurigeeda waxay ka shiddaa uunsi habeen kasta, sidoo kale qolka jiifka waxaa la sheegaa inay uumiso, taasna waxay ka mid tahay quruxda nadaafadda, sidoo kale shaaha ay kariso haweeneyda soomaaliyeed waxaa la dhahaa waa shaaha ugu macaan badan, waayo wuxuu wataa qarfo iyo heel iyo dhegayare, raga somali waxaan dhihi lahaa guursada gabdhaha soomaaliyeed, ha dhihina romantik ma aha dumarka somali, naagta adaa ka dhigi karo mid romantik ah.

haasxaaska naagta
love anagnaaska kuusan
habar syssomali jktajal ang
back to top